(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Saciid Deni iyo C/raxmaan C/Shakuur?

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo xubno safarkiisa ku weheliyay. Labada Masuul ayaa ka wada hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee siyaasada Somalia iyo arrimaha doorashooyinka dalka oo mudooyinkan khilaaf xooggan uu ka taagnaa sida ay sheegayaan ilo wareedyo ku dhow kulankaas. “Waxaan aniga wafdigii … Continue reading (Sawirro) Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Saciid Deni iyo C/raxmaan C/Shakuur?